Ogeysiis Muhiim ah
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan walaalaha in maalinta Axadda, salaadda Maqrib ka dib, la bilaabi doono kitaabka “Safiinat al-Salaah”.
Darsiga waxaa inoo akhrin doona Sheekh Abdulrahim Isse.
Waxaa lagu dhiirrigelinayaa dhammaan walaalaha in ay ka soo qayb galaan, si aynu uga faa’iidaysanno barashada salaadda.