Casharkii Tafsiirka iyo Siiradda
Dhammaan walaalaha waxaa la la socodsiinayaa in Casharkii Tafsiirka iyo Siiradda dib ayuu u bilaabmayaa Arbacadda 7th January 2026. Fadlan ha laga faa’iidaysto casharka
Maalin: Arbaco
Wakhti: Salaadda Maqrib kadib ilaa Salaadda Cishaha
Sheekha: Sheekh Omar
Maalin: Arbaco
Wakhti: Salaadda Maqrib kadib ilaa Salaadda Cishaha
Sheekha: Sheekh Omar
Ibn Abbas Islamic Centre - LONDON